Doorashada Madaxweynaha Kenya oo idlaatay iyo tirinta codadka oo la bilaabay

Shacabka Kenya ayaa maanta safaf dheer u galay doorasho aad la isugu hayo, iyadoo laba siyaasi oo miisaan culus ay ku loolamayaan tartan madaxtinimo oo aad la isugu dhow yahay. Madaxweyne ku-xigeenka William Ruto, oo 55 jir ah, ayaa la loolamaya Raila Odinga oo ah 77 jir muddo soo ahaa mucaarad, iminkana haysta taageerada ninka … Continue reading Doorashada Madaxweynaha Kenya oo idlaatay iyo tirinta codadka oo la bilaabay